Animation

TOP NEWS: Dhageyso Galmudug oo Banaanka soo Dhigtay Qodobada Xasaasiga ah ee Shirka Madasha La isku Mari La’yihiin….

no responses
Friday September 9, 2016 - 9:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shirka Madasha Qaran ee Madaxda dowladda Federalka Somalia iyo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada.

Weli waxaa la isku mari la’ayahay arrinta la xiriira dhismaha Aqalka Sare iyo saamiga gobollada oo qaarna ay saluugsan yihiin kuwo kalena lagu heysto in loo sad buriyay.

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Qodobada ilaa hada la isku Mari la’yahay Shirka Madasha iyo waxa hortagan in shirka uusoo gaba gaboobo.

asiirka howlaha Guud iyo dib u dhiska ee maamulka Galmudug, Maxamed Maxamuud Guure oo Wareysi siiyay Laanta Afka Soomaliga ee VOA ayaa ugu horeyn waxa uu ka ahdlay Qodobada Madaxda isku Mari la’yihiin iyo Waxa shirkaan laga filan karo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Waresyiga