Animation

TOP NEWS: Dhageyso Gaas oo ka hadlay go’aanka puntland ay ka qaadaneyso xildhibaanada mucaaradka ku ah dowladda farmaajo

no responses
Wednesday May 17, 2017 - 6:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha maamulka puntland cabdi wali maxamad cali gaas ayaa si kulul uga hadlay xildhibaanada baarlamaanka federaalka ka tirsan ee dhawaan shirararka gaar gaarka ah ku yeeshay magaalada nairobi ugana dhawaaqay madal cusub oo horseed loogu magacdaray.

C/wali gaas ayaa sheegay in Xildhibanada Arintaasi wada ay yihiin Xubno doonaya in aysan Soomaaliya Guul gaarto iyo Dowladnimo ka dhalato loona baahan yahay in laga hor tago.

Gaas ayaa xusay in ay mideysan yihiin Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada Dalka isla markaana ay si wadajir ah ugu hortagayaan cid walbo oo Mucaarad ah.

Facebook Comments