Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

TOP NEWS: Dhageyso Axmad Madoobe oo Daboolka ka qaaday Socdaalkiisa Muqdisho iyo Waxa uu salka ku haayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmad Madoobe oo Maanta Muqdisho soo gaaray ayaa faah faahin ka bixyay Socdaalkiisa Muqdisho uu ku yimid iyo waxa uu salka ku haayo.

Madaxweynaha ayaa marka uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha waxaa uu saxaafada kula hadlay qeybta nasiinada isagoona uga waramay Socdaalkiisa waxa ka dambeeya.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Madaxweyne Axmad Madoobe

 

Related posts

Daawo: Maxaadan ogeyn oo maanta ka dhacay dekedda weyn ee magaalada muqdisho? war ayaan idin kaga heynaa

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Ganacsato Afrikaan ah oo Maalgashi Ku samayn doona Soomaaliya

Ahmed sudani

Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyn Cusub Uu Ka Fuliyay Jubbada Dhexe

admin