Animation

Top News: Damul-jadiid oo qabiilada Soomaaliyeed ka iibsanaayo xubnaha xildhibaanada…

no responses
Thursday September 22, 2016 - 9:34 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir ahna duqa muqdisho haatan kamid ah musharixiinta utaagan xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa shaaciyay in walaac xoogan ka qabaan gudiga doorashooyinka iyo xiliga loo mudeeyay in qabsoonto doorashada.

Tarsan ayaa waxa uu sheegay in xilligan aysan suuragal aheyn in waqti dheeri ah loogu daro Dowladda Federaalka haseyeeshee waxa uu tilmaamay waqtiyada kooban ee ka haray Doorashooyinka in wax walbo lagu qaban karo hadii si cadaalad ah loo wajaho.

Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in hada la diyaariyay Odayaasha dhaqanka ee soo xuli lahaa xildhibaanada, isagoo intaa ku daray in Bishan gudaheeda wax walbo oo Doorashada la xiriirta lagu qaban karo.