Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Top News: Dadka Ka Danbeeya Amni Xumida Muqdisho Oo La Shaaciyey (Tolow Waa Kuwee???)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in amni darada Muqdisho ay ka dambeeyaan Ciidamada hubeysan ee hubka ku dhex sita Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Millatariga ay fududeeyaan Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Muqdisho isla markaana aysan qaadi Karin masuuliyada amni ee Muqdisho.

Waxa uu sheegay in hubka fara badan ee lala socdo Wadooyinka magaalada ay sabab u tahay amni darada Muqdisho iyo Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Muqdisho.

Related posts

Puntaland oo garacday hiiraan iyo shabelle dhexe final kana u so baxday. 1-0

admin

Imaaraadka Carabta oo ka laabtay dhismaha saldhigga militari ee.

admin

Daawo: Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Gabi ahaanba deegaannadeeda ka mamnuucday….

admin

1 comment

Comments are closed.