Animation

TOP NEWS: Alshabaab oo Maalintii Seddexaad Hawada ka Saartay Xarumaha Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ee Jubbooyinka

no responses
Sunday October 30, 2016 - 8:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka aynu ka heleyno Deegaanada iyo Dagmooyinka Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa ay sheegayan in Isgaarsiinta Qaar ay weli ka maqantahay Magaalooyinka ay Alshabaab ka maamulan Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose.

Isgaarsiinta ay Alshabaab Hawada ka saareen ayaa ah Shirkada Hormuud oo kaliya iyadoona Shirkadaha kale aysan Shabaabka Xayiraad saarin.

Ilaa iyo Hadda lama Oga Sababta Alshabaab ay Kaliya Hawada uga saareen Shirkada isgaarsiinta Hormuud.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dagmooyinka Saakoow, Jilib iyo dagmooyin kale oo Alshabaab ay Maamulaan ayaa Hawada laga saaray isgaarsiinta Shirkada Hormuud.

Magaalooyinka ay Alshabaab Isgaarsiinta ka saartay waxaa kamid aheyd Magaalada Ksimaayo oo Jubbaland ay Xarun u tahay Inkasto Markii dambo Maamulka Jubbaland ay Shirkada hormuud ku Qasbeen in hawada ay soo galiso Isgaarsiintii Magaalada kismaayo.

Mudo 3 Cish ku dhaw ayey Isgaarsiinta hawada ka Maqantahay Mana Cada sababta ay shabaabka hawada uga saareen Kaliya Shirkada Hormuud Iyadoona shirkadaha kale ay Toos u shaqeynaya oo dadku ay iska Wici karaan.

Maamulka Hormuud iyo Alshabaab weli kama aysan Hadln Xayiraada lagu soo rogay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Xarumaha ay ku leedahay Gobolada Jubbooyinka.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.