Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Top News: Al-shabaab oo isaga baxay deegaan muhiim u ahaa oo Hiiraan ka tirsan!!!

Wararka ka imaanaya Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay iskaga baxeen Halkaa kadib markii Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa  AMISOM ay Kaabiga ku hayaan Degaanka.

Corneyl Maxmed Nuur oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada  Milatariga Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Saacadaha soo socda ay la wareegayan Degaanka Halgan.

Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa Saddex Todobaad ka hor waxaa iskaga baxay Ciidamada AMISOM oo kala Wareegay Al-shabaab,waxaana Al-shabaab ay mar kale dib u qabsadeen Halgan,inkastoo ay ka baxeen.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya Xaalada kacsanaan ah ay ka jirto Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Related posts

XASAASI; Madaxweyne Xassan Oo Magacaabey Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Iyadoona………………..

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Gudoomiyaha Gobalka Nugaal” Wax shiraar ah Amar la”antay Garowe Kama dhici karaan”

Tifaftiraha K24

War hada: Dowlada Ingariiska oo ku dhawaaqday Hadal ay aad ugu Riyaaqday Dowlada Federaalka Muxuuse yahay???

Tifaftiraha K24