Animation

TOP NEWS: Akhriso Puntland oo soo Gudbisay Liiska Guddiga ay u Xilsaartay Dhameystirka Heshiiska Galkacyo lagu gaaray

one response
Sunday November 13, 2016 - 2:32 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Kulan Maanta markale ka dhacay Garoonka Magaalada Galkacyo ayaa waxaa uu dhexmaray Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Iyadoona Kulankii Maanta lagu soo saaray Guddi ka kooban 18 Xubnood oo Labada Madaxweyne Min 9 Xubnood ay usoo Magacabaayan Guddigaas oo dhameystiri doono heshiiskii shalay lagu gaaray Magaalada Galkacyo.

Hadaba Halkaan Hoose ka Aqriso Guddiga Puntland ay soo Magacowday ee 9ka Xubnood

  1. Xasan Maxamed Abgaalow                                    Gudoomiyaha Gobalka Mudug.
  2. Maxamed Yaasiin Tumey                                         Duqa magaalada Gaalkacyo.
  3. Jen, Muxuyadiin Axmed Muuse                           Taliyaha La dagaalanka Argagixisada.
  4. Col, Cabdul Warsame Cusmaan                              Taliye oo katirsan ciidamada Difaaca.
  5. Cabdi Diiriye (Cabi Qurux)                                     Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  6. Xuseen Gurey                                                              Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  7. Abdulaahi Aaden Gaas                                              Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  8. Maxamed Quute                                                          Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  9. Sh Abshir Abdirahmaan Yusuf                                Wadaad kamid ah Culumada Ahlu Suna Mudug.