Animation

TOP NEWS: Akhriso Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Gobolka Sh.dhexe oo Cabasho ka Muujiyay Imaamka Beesha Abgaal

no responses
Thursday September 29, 2016 - 12:50 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Jamhuuriyada Federaaliga ee Soomaaliya

Taariikh 25/09/2016

Ku:wasaarada arimaha gudaha fedraalka soomaliya

Og: urur-gobaleedka IGAD

Ujeedo: Cabasho aan kanahay imaam maxmed yuusuf

Anagoo ah Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Waxgaradka, Haweenka, dhalinyarada, culumaaudiinka beesha Habar-Nugaale,Harti Abgaal ee degan Gobolka Sh/Dhexe, waxaan halkaan idinkaga soo gudbineynaa cabasho aan ka nahay imaamka beesha Abgaal,imaam maxamed yuusuf imaamku wuxuu xaqiray Nabadoonkii beesha ee soo jireenka ahaa ab ka ab ahaa  kasoo lagu magacaabo Nabadoon Guutaale Nabadoon Maxamuud Nabadoon Gacal Nabadoon Maxamud calasow, kasoo ay wada yaqaanaan dhamaan nabadoonada gobolka sh/dhexe, wax badan ay soo wada shaqeeyeen, Nabadoonku wuxuu ka diiwaan gashanyahay Wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka soomaliya.

Imaamku wuxuu keensaday shaqsi uu xamar kala yimid kaasoo uu ka leeyahay dano gooni ah ayna usoo dhiibteen shaqsiyaad siyaasiyiin isku sheegaaya oo xamar fadhiya sida uu asagu noo shegay.

Sidaa daraadeed waxaan ka codsaneynaa wasaarada arimaha gudaha federaalka iyo Urur-Goboleedka IGAD, iyo dhamaan xubnaha beesha caalamka inay soo farageliyaan arintaan maa daama uusan jirin qabiil abgaal ah oo nabadoon xamar looga keenay laguna dhibaayo.

Waxaan ka codsaneynaa mar labaad iyo mar sedaxaad wasaraada arimaha gudaha inay arintaan soo farageliso.

Waxan ka rejeyneynaa wasaraada arimaha gudaha inay tixgelin siin doonto cabashada dadka deegaanka ah kuwaasoo mudnaanta 1aad iska leh sida ku cad digreetadi madaxwenaha iyo raisulwasaaraha jamhuuriyada federaaliga ah ee soomaliya.

Mahadsanidiin.

Liiska Saxiixayaasha Beesha

1.Nabadoon guutaale Nabadoon maxamuud__________________________

  1. Jinow maxamuud qiirdheere______________________

3.Makaraan cadow kutaab____________________________

  1. Yuusuf ibraahim cabulle_____________________________

5.Yusuf abuuker maxamed______________________________

6.Ayuub cabdikriin idaale________________________________

7.Axmed barriire ______________________________________

8.Cabdulle xuseen caadley_________________________

  1. Nuur cali xasan__________________________________

10.Boolow jeele yalaxow_____________________________

11.Xasan maxamuud shamuuq______________________

12.Gacal axmed gacal_______________________________

13.Dr. ali xaaaji xuseen_______________________________

14.Axmed mxamed isman____________________________

  1. Axmed siyaar xaaji_________________________________
  2. Mxumed nuur cabdi_______________________________

17.Maxamuud muxumed mahdi________________________

18.Abdi dheere ismaan  ____________________________________

19.Shiiq Cabdullahi muqtar axmed___________________________

20.Dr.maxmed ali xuseen__________________________

21.Maryan nuur cali_________________

22.Bishaaro maxamuud maxamed______________

23.Shukri maxamed abdi______________

24.Sacdiyo siciid nuur____________

25.Madiino maxamuud maxamed___________

26.Fardowsa shiiq cali________________

Halkaan Hoose ka Daawo Liiska Saxiixayaasha

caabashocaabasho

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirro Kulan ay Odayaasha isugu Yimaadeen

received_646476512176422 received_646475835509823 received_646475152176558 received_646475045509902