Somali News

TOP NEWS: Afhayeenkii Gobolka Banaadir oo Maalintii Labaad Xabsi ku jira.( Maxaa lagu heystaa?)

Afhayeenkii Gobolka Banaadir C/fitaax cumar Xalane ayaa la ii sheegay in Xabsi guri uu ku muteystay Shirkii jaraa’id ee uu ku faah faahiyay doorashadii seddex habeen ka hor ka dhacday Aqalka Dowladda hoose ee Thabit uu Isaga isku doortay.

Afhayeen Xalane ayaa xabsi guriga la dhigay 22/01/2018 Ilaa Hadana Waa Xiranyahay waxaana lagu wargaliyay in uusan hooygiisa ka soo bixi karin.

Sababta loo xiray ayaa lagu sheegay shirkii jiraa’id uu ku faah faahiyay doorashadii Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed habeenkii Axada ee taariikhdu ahayd dhacday 21-01-2018.

Related posts

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo baxay Kulan Cadaado ku dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo uu wehlinaayo Xeer ilaliyaha Qaranka iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug???

Tifaftiraha K24

Saraakiisha shalay la Wareegay Baardheere Maxeey yiraahdeen'''

admin

DAAWO:Ilhaan Omar oo lagu helay fadeexad aad u weyn oo laga cabsi qabo in kursigeeda kuweyso

Mohamed Abdirashid Abaajo