Animation

TOP: Soomaaliya oo heshay fursad ganacsi iyo TV caalami ah oo ka hadlay

no responses
Saturday November 7, 2015 - 6:59 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Beeraladeysa Soomaaliyeed ayaa markaan helay fursad lagu farxi karo kadib markii ay ka qeyb noqdeen beeralayda heshay suuq ay geeyaan waxyaabaha ay soo saaraan.

Dadka abuura Liinta ayaa helay suuq, kadib markii ay bilaabeen iney u iibgeeyaan waxyaabaha ay soo saaraan meel ka baxsan dalka Soomaaliya.

Muuqaalka hoose ayaa waxaa kasoo muuqanaya beeralayda oo ku dadaalaya iib geynta liinta.

kismaayo24.com

Facebook Comments