Animation

Top: Daawo Ganacsatada Galmudug oo Digniin Adag kala kulmay maamulka Puntland

no responses
Monday November 16, 2015 - 7:12 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Mr Faraweyne ayaa digniin adag u diray ganacsatada  adeegsada garoomada Galmudug oo ay deri yihiin maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha Nugaal ayaa hadalkaan digniinta ah ka jeediyay degmada Burtinle halkaasi oo shalay lagu gubay qaad laga dajiya garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, sida uu sheegay.

 

Maamulka Galmudug ayaanan wali ka hadlin digniinta loo jeediyay ganacsatada  adeegsata garoonka diyaaradaha ee deeganaada Galmudug, taasi oo kasoo yeertay maamulka Puntland.

kismaayo24.com

Facebook Comments