Animation

TOOS U DAAWO: Shir xasaasi ah oo hada ka furmay magaalada london maxaase looga hadlay yaase ka qeyb galaya??

no responses
Wednesday May 10, 2017 - 10:18 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Magaalada london waxaa hada ka furmi shir hordhac ah oo ka horeeya shirka beri ka furmi doona magaalada london ee caasimadda boqortooyada UK.

Shirka waxaa loogu magacdaray shirka london iyo qurba joogta soomaliyeed waxaana lagaga hadlaya arimaha dadka qurba joogta ah iyo doorka ay ka qaadan karaan dib u dhiska iyo xasiloonida soomalia.

Halkaan toos uga daawo shirka

 

Facebook Comments