Animation

TOOS U DAAWO: Khudbahada Musharixiinta oo ka Bilaabatay Xarunta Golaha Shacabka yaase hada hadlaya???

no responses
Thursday February 2, 2017 - 8:39 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Xarunta Golaha Shacabka waxaa hada si toos ah uga bilaabatay Dhageysiga Khudbadaha ay jeedinayan Musharixiinta u hanqal taageysa xilka Madaxweynaha Soomaliya.

Ilaa 8 Musharax ayaa maanta jeedinaya khudbad ay uga hadli doonan wax qabadkooda waxaana dhageysan doona Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaliya.

Halkaan Toos uga Daawo Khudbadaha Musharixiinta oo hada bilaabatay

Facebook Comments