TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha oo goordhaw ka bilaabatay xarunta Afisyooni iyo musharixiinta oo….

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 9:03 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Howlka xarunta Afisyooni waxaa hada ka socota qaban qaabada ugu dambeysa ee doorashada waxaana la filaya in daqiiqado yar kadib doorashada ay toos u bilaabato.

Ilaa 22 musharax ayaa tartanka ka qeyb gali doonta mana jirto musharixiin ilaa iyo hada tanasushay.

Halkaan toos uga daawo Doorashada

Facebook Comments