TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Goordhaw Bilaabatay Codeynta oo socota

0

Waxaa iminka si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya, waxaana uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cismaan Cilmi Boqore.

Xildhibaano cusub ayaa la dhaariyey hadda, waxaana ka dib toos u bilaaban doonta Doorashada Guddoonka baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaana Afhayeenka baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka waxaa ku tartameysa Dhowr Musharax waxaana jiri doonto in Doorashada ay waqti badan qaadato maadama musharixiinta ay badanyihiin.

Halkaan Hoose Toos uga Daawo Doorashada