TOOS: Kulan lagu taageeraayo Guddoomiye Jawaari oo Hadda Muqdisho ka socda iyo Xildhibaanada Baarlamaanka oo….

0

Kulan lagu taageeraayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamad Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Hadda waxa uu ka socdaa Magalada Muqdisho.

Kulanka waxaa ka qeyb galaya waxgarad,odayaal dhaqmeed iyo siyaasiyiin waxaana xildhibaanada baarlamaanka loogu baaqay in ay ka tanasulaan mooshinka ay ka keeneen jawaari.

Halkaan toos uga daawo Kulanka jawaari lagu taageeraayo.