Animation

TOO S U DAAWO: Khudbad jeedinta musharixiinta oo lagu bilaabay Cumar C/rashiid Muxuuse hada sheegaya???

no responses
Sunday February 5, 2017 - 9:28 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wejiga seddexaad khudbad jeedinta musharixiinta ayaa maanta lagu soo gaba gabeynaaya xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka soomaliya.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka soomaliya ayaa maanta dhageysan doona khudbadaha ugu dambeeyo musharixiinta.

Ilaa 9 musharax ayaa la filaya in maanta ay khudbado ka horjeediyaan xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka soomaliya.

Halkaan Toos uga daawo khudbad jeedinta Musharixiinta