Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Ee Qaraxyadii Shalay oo Korodhay

0

Tirada Dhimashada ee qaraxyadii shalay ayaa korortay waxaana la xaqiijiyay Dhimashada 30 Ruux iyo Dhaawaca dad ka badan 100 Ruux oo Shacab ah.

Dhaawacyada waxaa la geeyay Cisbitaalada Madiina, Erdogan iyo Daarul-Shifa.

Cisbitaalka Erdogan Ex Digfeer waxaa la dhigay 42 Ruux oo Dhaawac ah, Cisbitaalka Madiina waxaa la dhigay 24 Dhaawac ah sdioo kale Cisbitaalka Daarul-shifa waxaa la dhigay 26 Ruux oo Dhaawac ah.

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Weerarka Qaraxyada ee ka dhacay Muqdisho.