Animation

Tasho comunity Caruurta Soomaliyeed ee kunool qurbaha waa in labaraa afka soomaaliga .

no responses
Monday September 26, 2016 - 5:20 under Somali News by admin
mqdefault

Tasho comunity Caruurta Soomaliyeed ee kunool qurbaha waa in labaraa afka soomaaliga .

sida aan wada ogsoonahay waxaa kunool qurbaha caruur soomaaliyeed oo aad u farabadan oo inta badan aysan sifiican ugu hadlikarin afka hooyo loona baahanyahay in lagu dadaalo in labaro afka soomaaliga in ay caruurta ku hadlaan .

Canab Cabsiiye oo ah madaxweynaha Tasho Community ee fadhigeedu yahay minisora ayaa sheegatay in ay hada dadaal ugu jiraan sidii caruurta soomaaliyeed ee kunool qurbaha iyo waalidiinta loogu dhiiri galinlahaa in caruuta labaro afka soomaliga taas oo ah mid waajib ah in caruurta ay bartaan afkooda hooyo waalidiinta waxan ka codsaneynaa in ay caruurtooda baraan afkooda hooyo oo marnaba laga tanaa sulikarin.

waxa ay tasho community hada bilaabeysaa in gudaha dalka somalia ay dhawaan kabilabeyso ololo xoogan oo ku aadan in Gabdha iyo wiilasha aqoonta laga dhiso horayna waan u qabanay olollo haas oo waxaan tageernay iskuulo farabadan waxaana diyaar unahay in aan sii xoojino taageerida shacabka soomaliyeed.
Taageer shacabkaada soomaliyeed meelkasta oo aad joogto.