Somali News

Tarsan oo qeyliyey “Homeless ayaan Nairobi ku ahay, dhaqaale ma haysto”

Waxa uu intaas ku daray, in inta badan ay isku dabaraan lacagta laga helo baasaboorka Soomaaliga ee ay u sameeyaan dadka Soomaalida ah ee ku sugan dalka Kenya.

Tarsan ayaa dhinaca kale sheegay in xitaa uusan haysan guri uu dego oo uu ku noolaado safiir ahaan.

“Aniga laba qol inta aan ka dhex dhisto safaaradda waan degi karaa, balse taas sharaf maaha, safiirka wuxuu u baahan yahay guri karaamo leh, oo uu ku casuumi karo safiirada sida isagaba loo casuumo” ayuu yiri Tarsan.

“Aniga oo safiir ah ma waxaan dhex degaa laba qolo oo apartment ah, waxaas ma sharaf baa, haddii ninkii ugu sarreeyey waddankan uu yahay homeless (guri la’aan) waa dhibaato” ayuu yiri.

Related posts

Dhagayso:- WAR CULUS Xasan Sheekh oo Xil ka Qaadis ku Sameyeey Taliye QAAFOW + SABABTA

admin

War Cusub: Alshabaab oo Iclaamisay in Maalinta Beri ay Tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadan

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Faah Faahin laga Helaayo Gaari Qaad u waday Garbahaareey oo Shabaaba ay Afduubteen iyo Darawalkii gaariga waday oo…

Tifaftiraha K24