Taliye ku xigeenkii NISA ee Garaadadad laga Rifay oo Dacwad u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

0

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha NISA iyo kuxigeenkiisa u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, isagoo eedeymo kala duwan dusha uga tuuray.

Kadib markii xilka laga qaaday xubinimadii NISA laga ruqseeyay Garaadadii laga Rifay ayuu dacwad u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida.

Warqad la sheegay in ay tahay dacwadii uu gudbiyay Cabdalla Cabdalla ayaa lagu baahiyay Bararaha Bulshada.

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqadda