Animation

Taliyaha Guud ee Ciidamada Xogga Somalia oo garay Kismaayo

no responses
Monday November 23, 2015 - 1:08 under Somali News by admin
mqdefault

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta garay Magaalada Kismaayo.

Taliyaha ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa waxa Garoonka Kismaayo kuso dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka.

Ujeedada Socdaalka Taliyaha Ciiidamada ayaa waxaa lagu sheegay  mid ku qotonta  iskudhafka Ciidamada Xogga Somaliyeed ee joga Jubbaland waxaana taliyaha  hada uu ku jira Kulamo uu la leeyahay Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland.