Somali News

Taliska Booliska Soomaaliya Oo Shaaciyay In La Helay…..

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa shaaca ka qaaday in ay heleen Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqnayd hooyo Amran Xayle.

Taliyaha ayaa sheegay in gabadhaas la helay islamarkaana aysan jirin wax dhibaato ah oo loo geystay waxaana uu sheegay in gabdhaas ay gacanta ku haayeen Hay’ad Gabdhaha Xanaaneyso oo Ka howl gasho Magaalada Muqdisho.

S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa sheegay in gabdha ay ku jirto gacan amni ah waxa uuna sheegay gabdha in ay tahay 18 jir waxa uuna xisay in ciidamada Booliiska Soomaaliyeed la damqanayeen Xanuunka ay dareemaysay hooyo Amran Xayle.

Ciidanka Booliiska ayaa ka dhabeeyey balan qaadkoodii ahaa in ay dadaal xoogan ku bixin doonaan sidii loo heli haa Amaal Nuur Cusmaan oo ka maqneyd waalidiinteeda.

Related posts

Ra’isul wasaare kheyre oo Xil ka qaadis ku Sameyay Wasiirkii Arimaha diinta iyo Awqaafta Dr. Iimaan C/llaahi

admin

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ku-Xigeenka Agaasimaha Villa Somaliya.

admin

XOG: Madaxtooyadda iyo Wasaaradda Gaashaandhigga oo lagu Eedeyay inay dayaceen dagaalka lagula jiro Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Sh/dhexe ilaa Deexda Bari ee Gobalka Galgaduud.

admin