Animation

Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh

no responses
Friday November 6, 2015 - 5:32 under Somali News by admin
mqdefault

Waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada loo marinayaa lamaanaha kala ah Abdirizak Mohamed Haji Iyo Marwadeysa Idil Abdulkhadir Ali Dhoof oo wiil ugu Dhashay Dalka NEDERLAND Maalin Isniin Ah Taariiqdu marka aay aheyd 19-10-2015 Sacadana 12:18 . Wiilkan Oo loo bixiyay Marwaan Abdirizak Mohamed .
1. Abe Cabdulqadir Cali Dhoof
2. Hooyo Xulbado Maxamd Aadan
3. Hooyo Xaliimo Salaad Dhamaan
4. Hayaad Abshir Hassan
5. Xubi Maxamd Guutaale
6. Ismahaan Hassan Gadood
7. Zaamu Abdirahman
8. Ayaan Sugaal
9. Baarliin Hussen
10. Bashiir Abdi Ali
11. Baashi Abdi Ali
12. Nasro Cade
13. Nasteho Hassan
14. Abdirahman Nuur Abukar
15. Yazmin Ahmed Bulhan
16. Safiyo Abdi Ali
17. Farxiyo Abdi Ali
18. Kaafiyo Abdi Ali
19. Ilyaaz Abdi Ali
20. Hamdi Abdi Ali
21. Abdulkhadir Mohamed Haji
22. Shamso Mohamed Haji

Dhaman Reer Cabdulqadir Cali Dhooof iyo Reer Cali Hassan . Waxanu Leenahay MarwaanYare Soo Barbar Soo Barbaar Illaahayna Ha ka dhigo Kii Diintiisa IYo Dadkiisa Iyo Dalkiisaba Anfaca Amiin Amiin Amiin .

logokis2