Animation

Tageer Musharax Ku xigeenka Duqa Qardho Mudane c/casiis xuseen garagoos

no responses
Saturday September 5, 2015 - 6:53 under Breaking News by admin
mqdefault

Waxaa isku soo sharaxay ku xigeenka Duqa Degmada Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar ee Dowlada Puntland.

c/casiis xuseen garagoos aya magalada qardho kaga dhawaaqay in u

u sharaxan yahy gudoomiye ku xigeenka degmada qardho

ka dib marki uu an aragkay in ay degmada u bahan waxyabo

badan oo muhiim u ah hormarkeda sida

amniga waxbarashada cadaalada iyo kor u qaadida sinaanta

marki an arkay in ay jirto baahiyahas oo dhan aya u istagay

musharaxnimada xilkan

c/casiis aya balan qaday hadii u ku guulaysto xilkan in u

qaban dono waxna k abadali doono degmada shegay in

ay ka mid yihin waxbarashada sports amniga dhiraynta magalada

bilicda magalada

lana tashan dono nabadonada cuqaasha iyo waxgaradka

wa musharaxi u horeyay u shegay in u u sharaxan yahay

gudoomiye ku xigeenka degmada qardho ahna shakhsi ku cusub

siyasada una muuqda masul wax ka bedeli karahormarka degmada qardho

magalada qardho aya ad loga hadal haya kala dirida golaha deganka degmada1 (2) 2