Animation

Tacsi Tiiraanyo leh

no responses
Friday October 7, 2016 - 7:31 under Somali News by admin
mqdefault

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 06-10-2016 ku geeriyootay magaalada London ee dalka Ingiriiska Allaha u Naxariistee Ayeeyo Xaawo Ugaas Aden Xaashi.

Aniga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee ayeydeey Marxuumad Xaawo Aden Xaashi, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Reer Xaashi Diini Axmed, gaar ahaan asxaabtii ay ka baxday ayeeyo Xaawo Aden Xaashi , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee ayeeyo Xaawo Aden Xaashi, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu ayeeyo Xaawo Aden Xaashi janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin