Animation

TACSI: Jaaliyada Holland oo ka tacsiyeysan geerida Amina Cismaan Dhallin

no responses
Thursday November 12, 2015 - 11:52 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Jaaliyadda SADE ee wadanka Holland ayaa waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehalka iyo qaraabada  guddoomiyihii hore ee garabka haweenka gobolka Gedo, xilligii dowladii kacaanka Marwo, Aamina Cismaan Dhallin oo shalay oo taariikhdu aheyd 11-11-2-15 ku geeriyootay gobolka  Columbus,  Ohio.

Aamina ayaa aheyd shaqsi saameyn wanaagsan ku dhex laheyd dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka deggan gobollada iminka la isku yiraahdo Jubbaland. Waxaana geerideeda ay tahay mid ay wada taabatay dadkii aqoonta u lahaa.

Haddaba magacyadda hoos ku qoran ayaa ka mid ah dadka tacsideeda diraya:

  1. Guddoomiye Xamza Shiikh Xuseen
  2. Nabadoon Mahad Maxamuud Shire
  3. Shiikh Maxamed Xade Maxamed
  4. Jaamac Maxamed Jaamac “Jaamac Indha-buur”
  5. Col, Ibrahim Ali Barre “Canjeex”
  6. Xaliimo Hurre Jaamac
  7. Xaliimo Macalin Abdi Guuleed
  8. Xiddo Ahmed Warsame
  9. Abdiweli Ibrahim Garyare
  10. Dahir Ali Kamiin
  11. Maxamed Ibrahim Ganeey
  12. Xildhibaan hore Ahmed Ardooy
  13. Maxamed Abdi Seytuun
  14. Prof, Abdi Farah
  15. Abdishakur Xalane
  16. Abdi Ali Xoosh
  17. Faadumo Maxamed Faarax
  18. Faadumo Maxamed Faarax
  19. Wasiir Ali Dahir Ciid
  20. Ali Kawaan
  21. Shiikh Ismaaciil Daahir
  22. Maxamed Maxamuud Maxamed “Faro-dheere
  23. Nabadoon Mahad Maxamuud Shire

 

Dhammaan dadkaasi waxaa ay alle uga baryayaan inuu marxuumada qabriga u waasiciyo, islamarkaana uu janada ugu bishaareeyo, iyagoona caruurteeda iyo ehelka kalaba u rajeeyey inuu alle samir iyo iimaan ka siiyo, gadaasheedna aysan fidnoobin. Aaamiin.

Shaqaalaha iyo madaxda Warbaahinta Kismaa24.com ayaa dhankooda waxaa ay dirayaan tacsi taasi la mid ah , iyagoona alle uga baryey inuu u  naxaristo Aamina Cismaan Dhallin,ehelkana ka yeelo kuwa aqbala geerida alle.

Facebook Comments