Animation

Tacsi” Inalilaahi Wa ina Ilaahi Rajucuun Tacsi Tiraanyo leh

no responses
Monday November 16, 2015 - 9:00 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Halkan Waxaan idin kusoo Gudbinayna Tacsi Tiraanyo leh Inalilaahi Wa ina Ilaahi Rajucuun Tacsi Tiraanyo leh < ن إن الله ما اخد و له ما آعطي و كل شيء عنده باجل مسمى فلتصبر و لتحتسبAamiin Yaa Rabi Inaa Ilaahi wa Inaa ileyhi Rajucuun , Jaaliyada Puntland Australia oo u kamid yahay afhayeenka jaaliyada Australia said abdirahmaan shiinle Iyo Ganacsade shiino abdullaahi goobe iyo guud ahaan Jaaliyada Somaliyeed Waxaa ay Tacsi u dirayaan Qoyskii , Ehelkii Murxuun CISMAAN MUUSE XIRSI BOQOR oo ku geeriyoodey , Australia , Melbourne 16-11-15 Waxaan ilaah ugu baryeyna in uu Janadii Fardowso Ka Waraabiyo , Qoyski , Ehelkii in uu Samir Iyo Iimaan in uu Ilaah Ka Siiyo Aamiin Yaa Rabi. اللهم ارحمه رحمة واسعة آمين.

Facebook Comments