Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News

Tababar Ku Saabsan Habka Cilmi Baarista Oo Lagu Qabanayo

Machadka SIPAM waxa uu bixinayaa tababar lacag la’aan ah (free) labo maalmood ah (13 & 20 Sep) kaas oo lagu baranayo qaababka cilmi baarista loo sameeyo. Diiwaan gelinta waa ay socotaa. Haddaba si aad isu diiwaan geliso fadlan foomkan soo buuxi. Tababarka waxaa uu ka dhacayaa xarunta SIMAD ee Gahayr. Saacada 3 – 6 pm galabnimo.

Buuxi foomkaan hoose

https://goo.gl/forms/TxDo5FDHvzJdy8Rh2

 

Related posts

DHAGEYSO : Halkan ka dhageyso warkii habeenimo ee Radio VOS oo Cabudwaaq ka imaanaya.

admin

Maxkamada Racfaanka Maamulka Somaliland Oo Xukun kuriday Abwaankii Magaca ubixiyay madaxwayne Biixi….

DEGDEG: Madaxweynaha Faransiiska oo Kacodsadey Dowlada Shiinaha in ay kusoo biirto isbaheysiga Badbaadinta Mustaqbalka Aadamaha.

gurey