Breaking News Somali News Top News

Taageeradii Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Noqotay In Ka Badan Boqolkiiba 79% Maxaa Keenay AKHRISO

Madaxweyne Farmaajo ayaa lumiyay Inta Badan Taageeradii Shacabka Soomaaliyeed u Hayeen Xiligii madaxweynaha Ku Guuleystay Ee 8 Febraayo ee sanadkii tagay.

Madaxweynaha ayaa lumiyay taageeradii shacabka inta badan waxaana loo aaneeyay dhiibistii qalbi dhagax oo ahaa halgamaa soomaaliyeed loona gacan galiyay cadowga itoobiya shacabka markii ay maqleen arintaasi aad ugu carooday sababtana waxaa ay ahayd in dowlada somaliya laga sugayay in dadka maqan ay keento ee maahayn in dhiibto kuwa dalka shaqada u haya.

bilo badan oo ka soo wareegatay dhiibistii qalbi dhagax ka dib waxaa madaxweyne farmaajo u suurta gashay in shacabka soomaaliyeed ay ilaaween dhiibista qalbi.

Arrintaani ayaa keentay in madaxweyne farmaajo fursad u helo in uu garoowe ka bilaabo safar dheer oo qaatay mudo 17 cisho uuna ku soo gabagabeeyo magaalo xeebeedka hobyo oo uu ka dhagax dhigay dekeda magaaladaasi lagana quudin doono gobolada dhexe ee dalkeena.

Ayadoo Shacabka ku nool magaalada goroowe si weyn iskugu soo baxeen soo dhaweyntii farmaajo ayaa waxaa degma kasta isku dayday in aan laga taageero badnaan wacdarana ay muujiso.

Farmaajo Taageero badan halkaasi ka helay ayaa markii uu yimid aqalka looga taliyo dalka ee madaxtooyo u mahad celiyay cid walba oo soo dhaweysay ama ka qayb qaadatay

Related posts

Soomaliland oo diiday in Hargeysa laga dajiyay Dhalinyaro dhawaan dowladda soomalia ay ka soo celisay Liibiya

admin

DHAGEYSO: Khudbad qiimo badan uu ka jeediyay R/W Cumar ka jeediyay shirka Golaha amaanka.

admin

Tahniyad Aroos oo Farxad leh Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratiga, Faraska iyo Geenyada waa Rage siciid cade iyo Wacan yusuf

Tifaftiraha K24