Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24 XULASHADA TODOBAADKA

SWIRO: Kheyre oo ku Hanjabay in uu Jawaab Adag Ka Bixin Doonaa Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre  ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wararka ayaa intaas ku daraaya in Ujeedka booqashada Ra’iisul Wasaaraha ay la xiriirtay in uu la qeybsado dareenka ka dhashey falkii lagu weeraray gurigiisa Mudane Cabdi Qeybdiid.

ayadoo uu Ra’iisul Wasaaruhu u muujiyay Senator Cabdi Qeybdiid in Dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay falkaasi weerarka ah,islamarkaana ay Dowladdu ka jawaabi doonto.

Dhaka kali Warar hoose ayaa sheegaya in ilaa hada  falkaasi loo xirey ilaa 41 askari iyo saraakiil,kuwaasi oo loo haysto in ay ku lug leeyihiin weerarkaasi,waxaana ku socda baaritaano.

Related posts

Dhagayso:- Gudoomiyaha Marka " Amni Xumida Shabeelaha Hoose Dowladda Somaliya aya Kadambeysa "

admin

Olole looga saaraayo Ilhaan Cumar aqalka Kongareeska oo la meel mariyay.

admin

Nairobi sheeko aan Siyaasada Idin Kaga Nasineyno Ayaa Ka Dhacdey (Waxaa Laga Furey Maqaayad dadka Madowga Ah Aaney Gali Karin, Bal Sheekadan Akhri).

admin