Suurta gal matahay in uu xilka waayo Madaxweyn farmaajo

no responses
Sunday January 14, 2018 - 9:44 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

xildhibaano ka tirsan dowlada fadaraalka somalia ayaa waayihii u danbeeyay waday arimo ay ka mid yihiin mooshin ka dhan ah madaxweynaha somalia maxamed cabdillahi farmaajo.

xog iyo waraysi badan aan ogaanay in aysan suurta gal ahayn in hada madaxweynaha somalia xilka laga qaado sababtana lagu sheegay in madaxweynaha uu hada yahay madaxweynihii sida rasmiga uga soo baxay shaqadiisa iyo waajibaadka ka saaran wadanka.

waxaan inta badan dadka soomaaliyeed nala wadaageen sadex sababood.

1: Waxaa uu la yimid mudo ka yar hal sano wax qabad dhac ah oo dalka ka dhacay

2: Inta badan shacabka somaliyeed iyo xildhibaanada way aaminsan yihin madaxweyne farmaajo

3:  Waxaa Uu Taagero Aad U badan Ku Leeyahay Xildhibaanada Somalia

Facebook Comments