Somali News

Soomaali ku xirnayd dal ka mid ah dalalka Carabta oo dalka ..

134 qof oo Soomaali ah oo muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalka Yemen ayaa diib loogu soo celiyay gudaha dalka Soomaaliya sida ay sheegtay Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM.

Hay’adda IOM qaybteeda Soomaaliya ayaa sheegtay in dadka ay kasoo daabushay Yemen ay isugu jiraan haween, caruur iyo dhalinyaro, iyagoona muddooyinkii dambe ku xayirnaa dalkaasi Yemen.

Sidoo kale dadkan Soomaalida ah ayaa waxaa nagaalada Cadan looga soo qaaday Doon, waxaana ay kala ahaayeen 73 ruux oo rag ah iyo 61 oo ahaa dumar, waxaana si nabad ah doontu y ku keentay magaalada BerBera.

Related posts

Daawo: Madaxweynaha Jubaland oo u hambelayeeyay xulka Kubadda cagta Jubaland

admin

Daawo: Fariin ku socota shacabka soomaliyeed oo goordhaw madaxweyne farmaajo uu jeediyay

Tifaftiraha K24

Iyadoo ka jawaabeysa dhibaatooyinka bani’aadminimo ee ka dhashay abaaraha ka taagan Soomaaliya ayaa sanduuqa dadweynaha ee UN waxaa uu sheegay in….

Tifaftiraha K24