Animation

Soomaali ka tirsan Daacish oo lagu arkay Libya.

no responses
Tuesday December 1, 2015 - 7:21 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Jaraa’idyada kasoo baxa dalka Libya ayaa daabacay in dagaalamayaal ajaaniib ah oo Afrikan ah ay gaareen magaalada Sirta ee dalka Libya halkaasi oo gacanta ugu jirta kooxda Khilaafada Islaamka.

Habeenadii ugu dambeeyay ayaa la sheegay in Daacish ay ku marti galisay Soomaali badan gudaha magaalada Sirta kuwaasi oo magaalada ka galay dhinaca Koonfurta gaar ahaan magaalada Abu Najiim iyo Toga Abi ee wadankaasi Libya.

Magaalada oo tan iyo June gacanta ugu jirta Daacish waxa ay hada kasbanaysaa dagaalamayaal ajaaniib ah oo xoojinaya kuwii horey gacanta ugu dhigay.

Waxaanan la oegy tirada rasmiga ah ee dagaalyahanada Soomalida ee tagtay dalkaasi Libya,jaa’idyada ma aysan xusin dagaalyahanada kale ee afrikaanka ah wadamada ay kasoo jeedaan.

Facebook Comments