Animation

Somaliland: Iscasiladii wasiirada SL oo socota iyo Wasiir kale oo is-casilay

no responses
Wednesday October 28, 2015 - 4:29 under Somali News by admin
mqdefault

Hargeisa-(Qaran-news)-Wasiirkii Ciyaaraha xukumada siilanyo Axmed cabdi kaahin ayaa xilkii wasiirnimo goor dhaweyd iska casilay.

Wasiirka yaa sheegay inkastoo uu cabashooyin qabo oo lacagayow badan laga xanibay haddana iscasiladiisu daaran tahay Boos uga banaanadey Golaha wakiilada oo uu xilsuge ahaa,doorbideyna yna inuu ka mid noqdo Golaha Barlamaanka intuu ka sii mid ahaan lahaa xukumada siilanyo.

Taas bedelkeedana Cali Mareexaan oo ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada ayaa isagu xubnimadiisii golaha dhaafsadey  wasiirnimo inkastoo la sheegay inuu xilka wasiirnimadaba isu hayey oo isagu ismagacaabay..

 

Source: Qarannews