Somali News

Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur Waa wax wanaagsan Marhadii Kooxda Ahlu Quraafa Dowladu ka horwareejisey Bulshada Galmudug.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo horay uga digay waxa haatan ku dhacay Ahlu Quraafa ayaa markale ka hadlay xaaladda ku sii xumaaneysa ururkaasi oo hadda khilaafkii ugu xumaa uu kala dhexeeyo dowladda.
 
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in dadka deegaanku in badan ay ku faraxsan yihiin in Ahlu Quraafa laga itaal roonaaday, meeshana laga saaro, taasina uu ku ogaaday, kadib xiriir uu la sameeyey dadka deegaanka, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in aan la inkiri karin in Ahlu Sunna in ay deegaanka u keeneen nabad, islamarkaana u soo halgantay, iyadoo dagaal la gashay Al-Shabaab, wuxuuna ku taliyey in la xoojiyo amniga, si aan loogu darsan Ahlu Sunna Waljamaaca.

Related posts

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan Sheekh kulan la qaatay Saraakiisha Milatariga Soomaaliya

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ugu yeerey Madaxda Maamul Guboleedyada.

admin

TOP NEWS: SAWIRRO: Dekedda Muqdisho oo Markii ugu Horeysay Yeelaneysa terminal cusub Muxuuse ku soo kordhin doona Howlaha Dekedda

Tifaftiraha K24