Shirkadda diyaaraddaha ee AIR DJIBOUTI aya maalintii shalay la so degtey diyaaraddi u horeysey ee Boeing 737 oo ka mid noqon doonta diyaaradaha ay shirkaddu ku howgali doonto.
Shirkadda Air Djibouti oo sidoo kale filaysa diyaaraddo kale ayaa dhawaan bilaabi doonto duulimaadyo ay gobolka ka bilaabi doonto.
Shirkadda Air Djibouti oo ahayd shirkan horay u jirtay ayaa sanadihii ugu danbeyay ka maqnayd saxada dulimaadyaada Calamka ayado so ibsashada diyaaradahan casriga ah ay shirkada ka dhigi doonto mid ka mid ah shirkadaha diyaaradaha Calamka u kala goosha,