Somali News

Shirkadaha ay Villa Somaliya dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday.

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in shirkado ajaaniib ah ay dhaqaale ku siisay in baraha bulshada laga weeraro wariye yaasha Soomaaliyeed ee soo bandhiga dhaliisheeda.

Haruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka Soomalaiga ee VOAda ayaa sheegay in uu hayo documentiyo muujiinaya in DFS ay shirkado ajaaniib ah ay lacago ku siiso in ay baraha bulshada ka weeraraan suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Akhriso.

Related posts

Daawo: Jamacada Galgaduud University oo Maamul Cusub yeelatay

admin

Norway:-Soomaali ku nool Dalka Norway Oo Sharciyadii lagala noqday

Ahmed sudani

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Xalay ka dhacay Deegaan aan ka Fogeyn Magaalada Ksimaayo ee G.Jubbada hoose???

Tifaftiraha K24