Animation

Shirka Baarlamaanka ee Maanta maxaa looga hadlayaa ?

no responses
Monday November 9, 2015 - 9:35 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Xildhibaanada Soomaaliyeed ayaa maanta ku balansan xaruntooda Magaalada Muqdisho waxaana la filayaa inay hindise sharciyeedka saxaafadda.

Mooshinkaani oo shirarkii ugu danbeeyay soo socday ayaa la soo afjaray aqrintiisa labaad waxaana maanta loo balansan yahay in laga doodo hindisihaasi.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah hab dhowraha Baarlamanka ayaa warbaahinta kala duwan u xaqiijiyay shirka maanta iyo qodobka looga haladlayo.

Mooshinkaan oo isagoo faahfahsan ay soo gudbiyeen guddiga warfaafinta ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in la ansixiyo dhawaan sidoo kalana laga saaro qodobo warbaahinta madaxa banaan ay dhibsadeen.

Facebook Comments