Animation

Shir Muhiim ah oo isugu Yimaaden gudigii Fulinta ee lagu doortay shirkii dhawaan ka dhacay Helsinki Finland (Warbixin)

no responses
Monday October 5, 2015 - 10:05 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Waxaa Shir isugu yimid gudigii Fulinta ee lagu doortay shirkii dhawaan ka dhacay Helsinki Finland shirkaas oo lagu doortay 7 gudiga fulinta ah .

Gudoomiyaha loo doortay Maxamed Cabdule Faarax .
gudiga fulinta Dallada PEDAN oo uu shirgudoomiyey, Gudoomiye Eng Mohamed Abdulle, ayaa waxaa looga hadlay, qeybsiga waajibaadka shaqo iyo qeexida shaqo ee xubanaha gudiga fulinta (Job description). Waxaa la go,aamiyay in xubnaha gudiga fulinta waajibaadkoodu noqdo sidatan.
1. Mohamed Abdulle Farah (Gudoomiyaha Dallada)
2. Najma Said. Gudoomiye ku xigeen ahna Isu duwaha Gar gaarka Bini’aadamiga ah.
3. Hanad Boqor. Agaasimaha xiriirka Jaaliyadaha iyo Puntland.
4. Amina Muse. Xogheyn iyo xiriirka caalamiga ah
5. Eng Mohamed Adam Buraale. Khasnaji
6. Abdirahman bihi. Afhayeen
7. Samira Salah. Agaasimaha dhalinyarada iyo agaasinka kulamada

Daladan PEDAN waxay u taagan tahay horumarinta shacabka kasoo jeeda Puntland ee ku nool dalalka Yurub iyo dalka gudihiisaba gaar ahaan iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed ee walaalaha ah.

Horaa loo yiri Puntland kudayo! hadana waxaan leenahay dalada Qurbajoogta puntland ee Yurub ku dayo!waana fiican tahay in walalkaa lagaga daydo fikirka wanaagsan ee ah danta guud.daladan oo ay hogaan keeda iyo golaheeda fulintaba ay yihiin dad masuul ah leh aqoon iyo khibrad shaqo gaar arimaha ururada la xariira waxaanu leenahay hambalyo hambalyo.

Facebook Comments