Shir looga hadlayo arrimaha abaarihii Dalka ka dhacay oo maanta ka furmaya Kismaayo

no responses
Sunday January 14, 2018 - 5:40 under Maqaalo iyo Warar by Sakariye Sakariye
mqdefault
Spread the love

Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ahna Caasimadda KMG ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee jubbaland ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo saamaynta ka dhalatay abaarihii Dalka ka dhacay. sanadihii lasoo dhaacay walina ka jira qeybo ka mid ah Dalka.

Shirkaan maanta ka furmaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas,uuliyiin k a socota Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda Qorshaynta maamlgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, quburo ka socota Caalamka iyo mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka jubbaland.

Waxaana lagu wadaa in kulankaasi uu ku soo idlaado jawi dagan sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada kismaayo ayaa qeyb ka noqon doona kulankaasi .

Facebook Comments