Somali News

Shaakir Aniga Iyo Xaaf Shacabka Ayaan Ka Mid Noqon Doonaa.  

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay munaasabadda 26-ka June uga qeyb galay M/ Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan Galmudug.

Sheekh Shaakir oo ka hadlayay arrimaha doorashada maamulkaasi ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay in ay ku rajo weyn yihiin inay hormarto Galmudug, kana baxdo xaaladda ay hadda ku jirto.

Related posts

Daawo: Jaaliyadda Galmudug ee Magaalada Minneapolis oo taageero Weyn u Muujiyay Guddiga u Xilsaaran Dhismaha ……

Tifaftiraha K24

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Dhexe Oo Kormeero Kale Duwan Ku Tagay Degmooyin Ka Tirsan gobolka Sh.Dhexe

admin

Daawo: Masuul caan ka aha Gobalada Dhaxe oo Muqdisho soo gaaray Goordhawna ku dhawaaqi doona in uu yahay Musharax Madaxweynaha Galmudug

Tifaftiraha K24