Animation

Senatro Cabdi qeybdiid oo maanta loo doortay xil culus isagoo ka guuleystay senator c/raxmaan faroole

no responses
Monday August 7, 2017 - 2:35 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashadan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu Cabdi qeybdiid kaga guuleystay Senator Cabdi Raxmaan Faroole oo la tartamayay.

Guddiga Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda labada Aqal.