Animation

Senatorkii 5-aad Aqalka sare Hirshabeele oo si cajiib ah Kusoo Baxay Waa Kuma Qofka ku Guuleystay??

no responses
Wednesday November 9, 2016 - 2:47 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

fb_img_1478701712153

Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ee Hirshabeele oo si Dar dar ah kus ocota Waxaana Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ay Hada doorteen Kursiga 5aad Aqalka Sare ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

Senatorkii 5-aad ee Aqalka sare Maamulka Hirshabeele waxaa ku soo Baxay Maxamad Xuseen Raage.

Maxamad Xuseen raage wuxuu ka Guuleystay si Dhib yar oo Mudo Kooban ah Musharaxa kale ee la Tartmayay axaana uu Hada Noqday Kursiga 5-aad Xildhibaanada aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeele.

Doorashada weli waa Faanoole Fari kama Qodna.