Sawirro:Taliyii Turkisom Oo La badalay iyo Sagoontin Loo Sameeyay

0

Waxaan Maanta Kulan Sagootin Ah Loogu Sameyay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya Taliyihii Hore Ee Xarunta Turki Som .

Kulankan  Waxaa Ku Wehlinayay Wasiirka Gaashaadhiga Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhiga Waxana Qeyb Ka Ahaa Madaxa Maamulka Iyo Maaliyada Ee Wasaarada  Cali Aden Iyo Masuuliyiin Kale.

Wasiirka Gaashaandhiga Amardanbe Ayaa Bogaadiyay Howla Muhiimka U Ah Qaranka Soomaaliyeed Ee Ay Hayaan Tababarayaasha Iyo Macaliinta Turkiga Ah Ee Ku Sugan Somaliya Ayagoona Garabtaagan Walaalahooda Soomaaliyeed.

Waxaana Joog Joog Ahaa Saraakiil Ka Socotay Dowladda Turkiga

Taliyaha Xilka Baneeyay Ee Xarunta Tababarada Turki Som Gaashaanle Sare Mehmet Yasin Kalin Ayaa Sheegay In Ujeedka Wasaaradda Gaashandhiga Ay U Yimaadeen Uu Yahay In Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Xil.Xasan Cali Maxamed Amardambe Casuumaad Iyo Sagoontin U Samayay.

Dhinaca Kale Waxaa Uu Taliyuhu Sheegay In Ay Tababareen Saakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Lagu Tababaray Xarunta Dugsiga Ciidamada Turkisom Eek U Taal Duleedka Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somaliya.

 

Iyo Taliyaha Xilkan La Wareegay Ee Hakan Kisilkaya Ay Isbartaan Si Loo Xoojiyo  Tababarada La Siinayo Ciidanka Qalabka Sida Ee Somaliya Waxaana Uu Xusay In Dowladda Turkiga Ay Ka Go’antahay Garab Istaaga Shacabka Iyo Dowlada Soomaaliyeed.