Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

SAWIRRO:Masharaxiinta Koonfur Galbeed Oo Kulan Yeeshay

Musharax madaxweynaha Koonfur galbeed somalia Cabdicasiis xasan Maxamed ( Laftagareen ) ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu imaanayeen dhamaan Musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulka KGS

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Unsom ee magaalada baydhabo Waxaana Shirkaan Goobjoog Ahaa inta badan musharaxiinta Madaxtinimada Koonfur Galbeed.

 

Cabdicasiis Laftagareen iyo Musharaxiinta ayaa ka wada hadlay isbadal ka lagu samayn karo dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.

kulan waxaa kasoo qayb galay ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabilsan soomaaliya Nicholas Haysom iyo Ergayga Gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan soomaaliya.
musharaxa ugu taageerada badan mushraxiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa lagu dhiiragaliyay sida wanaagsan ee uu wax uga soo qabtay deegaanada dowlada goboleedka koonfur galbeed iyo waliba geyiga soomaaliya oo dhan.

Related posts

SAWIRRO:- Wasiirka Amniga DFS Oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha gudaha Finland.

Ahmed sudani

Top News: Wasiir Dinni oo ka hadley arimo Muhiim ah oo ciidamada la xiriira, isagona sheegey…………..

admin

Al-Shabaab oo Bayaan ay soo saareen ku sheegay iney soo dhaweynayaan weeraradii lagu qaaday Magaalooyinka Paris Iyo Bamako.

admin