Animation

(Sawirro):Ciidamada Jabuuti oo si buuxda ula wareegay amaanka magaalada Jalalaqsi

no responses
Tuesday September 15, 2015 - 10:44 under Somali News by admin
mqdefault

Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa shalay si buuxda ula wareegay ammaanka degmada Jalalaqsi, kadib markii ay bedeleen Ciidamadii Burundi ee horay halkaas u joogay.

Ciidamo fara badan oo ka socda Jabuuti oo gaadiid dagaal watay ayaa tagay Jalalaqsi, kuwaasoo ka baxay degmada Buulo Burde.

Aamaanka magaalada Jalalaqsi ayaa ah mid aad u wanaagsan hadda waxeeyna ka wadaan baaritaano ay ku sugayaan amaanka guud ee magaalada

jabuti (1)jabuti (2)jabuti (3)jabuti (4)jabuti (5)jabuti (6)