Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Sawirro: Xisbiga Oo Bilaabay In Uu Diyaar Garoobo Doorashada 2020 ka.

kulan muqdisho ay ku Yeesheen Masuuliyiinta Xisbiga Dadka Somaliyeed ayay laga hadleen dib-u-habeynta Golayaasha Xisbigaas kulankan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Dadka Somaliyeed.

‘Garabka Haween,garabka dhalinyada iyo Masuuliyiin ka tirsan Gudiga Fulinta xisbigaaas ayaa looga hadlay sidii loo dar-dargalin lahaa Howlaha Horyaala oo ay ka mid yihiin diyaar garoowga doorashada la filayo in dalk ay ka qabsoonto 2020ka iyo in xisbiga uu ka shaqeeyo sidii loo furi lahaa xarumaha gobalada isla markaana gobalka walba uu u yeelan lahaa degmooyinkiisa xafiis mideeya howlaha xisbiga.

xisbiga dadka soomaaliyeed ayaa ah xisbi mudo soo jiray una soo tartamay doorashooyinka kala duwan oo dalka ka dhacay waxaana uu isku diyaarinayaa doorashooyinka dalka qabsoomi raba 2020.

Related posts

War hada soo dhacay : Alshabaab oo isaga baxay Deegaanka Ceelcade Iyo Militiriga Kenya oo Kaabiga ku haya Deegaankaasi.

admin

Dhagayso: Biya la’aan Baahsan oo soo wajahday Shacbak ku dhaqan Deegaano Hoos taga Gobolka Karkaar.

admin

TOP NEWS: Madaxweyne farmaajo oo ka hadlay qaraxii Maanta wadajir ka dhacay iyo ciidamada xooga dalka inay….

Tifaftiraha K24