Somali News

SAWIRRO: Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Somaliya oo gaaray dalka Qatar iyo ujeedka Safarka oo

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Dooxa ee Caasimada dalka Qatar.
Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha ayaa waxa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey madaxda sare ee dalkaasi.
Ujeedka safarka Ra’iisul wasaare Khayre aya ah sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.
Sidoo kale mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa ka wada hadli doono xaaladda dalka, gaar ahaan fatahaadihii ugu dambeeyey ee ku dhuftya qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Faransiiska iyo Belgium, isagoona ka soo qeyb galay shirka nabadda Paris.

  

Related posts

DEGDEG: Dowlada Bahrain oo muwaadiniinteeda ka codsatay in ay ka soobaxaan Dalka Iran.

gurey

DEG DEG: Howlgaldii muqdisho ka bilowday oo lagu soo qabtay sargaal sare oo alshabaab ka tirsan+magaciisa

Tifaftiraha K24

Madaxweynaha Kenya oo shaaciyay xiliga Ciidamadiisa ay ka baxayan Somalia

admin